Shaqaale ku howlanaa dhismaha derbiga xadka Somalia iyo Kenya oo qarax lagu dilay

Ugu yaraan 3 nin ayaa ku dhintay qarax ka dhacay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. Qaraxan ayaa yimid ka dib markii gaari ay wateen qaar ka mid ah shaqaalaha ka howl-gala darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya uu dul maray Miino loogu aasay dhulka. Guddoomiye ku xigeenka Degmada Mandheera Paul … Continue reading Shaqaale ku howlanaa dhismaha derbiga xadka Somalia iyo Kenya oo qarax lagu dilay